xusul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld suxul.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

suxul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Gacanta, meesha cududda iyo dhudhunku iska galaan docda dibadda xigta oo dhuuban marka gacantu laabantahay. ld xusul.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur