xuub
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-bab, m.l)
Macnaha:
- 1. Lakab ama baal khafiif ah, oo jilicsan, oo xubnaha nafleyda meelo ka mid ah ku rogan, ku dahaaran. 2. Baal jaadkaas ah, oo dhirta iniinaheeda ama meeleheed kale ku rogan.
- (c.nafl.) Nudo kiish oo kale ah kuwaas oo daboola isku xidha ama ku dhereran unugyada bayoolojiyeed iyo organ yarayaashooda, organnadooda iyo dhismayaashooda kale.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

