aabburidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg aabburLamidka: aabburSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aabburQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh) Macnaha:Weel yar, wax lagu shuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afka lagaga xiro.Dhiil, haan iwm weel yar oo wax lagu shuban karo afka kaga xirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0