aabbur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro, m.dh)
Macnaha:
- Weel yar, wax lagu shuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afka lagaga xiro.
- Dhiil, haan iwm weel yar oo wax lagu shuban karo afka kaga xirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

