Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg aadaan². ld aadaan¹, aaddamid, aaddaan¹, eedaamid, eedaan¹.
Lamidka: aadaan, aaddamid, aaddaan, eed
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
1. Ogeysiin cod dheer leh oo mu'addinku ugu yeero muslimiinta waqtiyada salaadda.
2. Ci' dheer oo neef riyo ahi uu sameeyo marka uu xanuunsado. ld aadaamid, aaddan¹, eedaan¹.
1. Cod dheer ugu yeerid muslimiinta waqtiyada salaadda.
2. Kor u qaylin neef riyo ah xanuun dartiis. ld aaddan², eedaan².
Lamidka: aadaamid, aaddan, eedaan
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur