eedaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld aadaamid.
  2. ld aadaan².

Lamidka: aadaamid

aadaamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aadaan². ld aadaan¹, aaddamid, aaddaan¹, eedaamid, eedaan¹.

Lamidka: aadaan, aaddamid, aaddaan, eed

aadaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ogeysiin cod dheer leh oo mu'addinku ugu yeero muslimiinta waqtiyada salaadda. 2. Ci' dheer oo neef riyo ahi uu sameeyo marka uu xanuunsado. ld aadaamid, aaddan¹, eedaan¹.
  2. 1. Cod dheer ugu yeerid muslimiinta waqtiyada salaadda. 2. Kor u qaylin neef riyo ah xanuun dartiis. ld aaddan², eedaan².

Lamidka: aadaamid, aaddan, eedaan