aadaan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Ogeysiin cod dheer leh oo mu'addinku ugu yeero muslimiinta waqtiyada salaadda. 2. Ci' dheer oo neef riyo ahi uu sameeyo marka uu xanuunsado. ld aadaamid, aaddan¹, eedaan¹.
- 1. Cod dheer ugu yeerid muslimiinta waqtiyada salaadda. 2. Kor u qaylin neef riyo ah xanuun dartiis. ld aaddan², eedaan².
Lamidka: aadaamid, aaddan, eedaan
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

