aaddanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aaddan³. ld aaddanaansho.

Lamidka: aaddanaansho

aaddanaansho

Qaabnax: m.l.dh

Macnaha:

  1. eeg aaddanaan.

Lamidka: aaddanaan

aaddan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. eeg aadaan¹.
  2. eeg aadaan².
  3. 1. (f.g) Is aa.: laba nafley wax da'da ama xoogga iska le'eg ahaansho. 2. (f.mg) Ku aa.: wax, wax kale ku beegan ahaansho. Tus. “Guriga Cali wuxuu ku aaddanyahay Baar Ubax”. 3. (f.mg) Ku aa.: wax, wax kale muuqaalkooda isku gudbay ahaansho. 4. (f.mg) Ku soo aa.: wax la filayo in uu meel yimaaddo ama ku dhaco waqti go'an ahaansho.

Lamidka: aadaan