aakhiro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Meesha iyo nolosha dambe ee lagu noolaan doono marka adduunka laga tago.