maal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Hanti. 2. ld maashi. (-lal, m.l) Neef irmaan oo cid la ammaanaysiiyo si uu u intifaacsado. 3. ld maalid.
- Malax.
- Neef irmaan caano ka lisid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

