aarad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Liid maro ah oo qurxin awgeed loogu tolo dacallada maryaha la xirto iyo daahyada.