gar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rar, m.l)
Macnaha:
- 1. Timaha ka baxa dhabannada iyo daamanka ragga. 2. Halka ay isaga yimaadaan labada daan. 3. Garraarka haweenka guntintiisa. 4. Dhan, dhinac. 5. Xarig adag oo awrta lagu raro. 6. Wadnaha intiisa adag oo baruurta yeelata. ld ge.
- 1. Dood loogu xaqsoorayo laba dhinac oo arrin isku haya. 2. Daw; xa.
- Caaradda ama afka astaan ama midab gaar ah uga yeeli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

