aashuunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-uummo/-uunno, m.dh)Macnaha:Weel tebedda u eg, dhoobo ka samaysan oo biyaha lagu shubto. ld ashuun.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ashuunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-uumo, m.dh)Macnaha:ld aashuun.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00