aawil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld awaal¹, awaalid.
  2. Wax dhicitaankooda ama imaatinkooda filid. ld awaal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

awaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Saad; male. 2. awaalid.
  2. ld aawil².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

awaalid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld aawil¹, aawilid, awaal¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur