Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg abbaaran¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)
Macnaha:
1. Ku a.: wax waqti go'an meel ku aaddan noqosho. 2. Ku a.: wax meel ku aaddan noqosho.
1. Ku a.: wax waqti go'an meel ku aaddan ahaansho. 2. Ku a.: wax meel ku aaddan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur