isku-aad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Isku abbaaridda ay laba shay ama kooxood isku abbaarmaan. ld aad¹.
- Laba walxood iwm isku abbaarmid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: mu.dhm.y
Macnaha:
Lamidka: aa, aydin.