abbaaran
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)
Macnaha:
- 1. Ku a.: wax waqti go'an meel ku aaddan noqosho. 2. Ku a.: wax meel ku aaddan noqosho.
- 1. Ku a.: wax waqti go'an meel ku aaddan ahaansho. 2. Ku a.: wax meel ku aaddan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

