aboor

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Waxar ayadoon naaskii hooyadeed ka go'in biyo-cabbid bilowday.
  2. Cayayaan yaryar, cawlan, oo leh lix lugood iyo ilka adag oo beel beel u dega, dundumooyinka sameeya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur