abuurisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld abuurid; abuur².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
abuurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (m.l.u) Miro loogu tala galay in wax lagu beero. 2. ld abuurid.Dabeecad ama muuqaal loo dhashay; baxaalli. ld abuuris.1. Wax aan hore u jirin uumis. 2. Wax beerid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
abuuridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg abuur³. ld abuur¹ (2), abuuris, abuuritaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0