abuurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg abuur³. ld abuur¹ (2), abuuris, abuuritaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (m.l.u) Miro loogu tala galay in wax lagu beero. 2. ld abuurid.
  2. Dabeecad ama muuqaal loo dhashay; baxaalli. ld abuuris.
  3. 1. Wax aan hore u jirin uumis. 2. Wax beerid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abuuris

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld abuurid; abuur².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abuuritaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld abuurid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur