adduunyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld adduun.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

adduun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhulka iyo waxa deggan; ifka lagu noolyahay; duni. 2. Hanti badan. ld adduunyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur