ifQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-faf, m.l)Macnaha:1. Kaah walxaha uu hayo suurta geliya in ay ishu aragto. 2. Adduunyo.Kaah indhuhu wax ka arki karaan bixin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
adduunyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld adduun.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0