afgammuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Qalab af fiican oo wax lagu mudo ama lagu gooyo leh laakiin af beelay. 2. ld afgammuurid.
- Wax af beelay ka dhigid. ld afgammuux², afgamuur², afgamuux².
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: