afgammuuridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg afgammuur². ld afgammuur¹ (2), afgammuux¹, afgammuuxid.
afgammuurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qalab af fiican oo wax lagu mudo ama lagu gooyo leh laakiin af beelay. 2. ld afgammuurid.Wax af beelay ka dhigid. ld afgammuux², afgamuur², afgamuux².