afmiinshaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Qof ku meel mariya wuxuu doona codkarnimo iyo karti dhagari ku jirto. ld afmiishaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
afmiishaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld afmiinshaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00