afmiishaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld afmiinshaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afmiinshaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof ku meel mariya wuxuu doona codkarnimo iyo karti dhagari ku jirto. ld afmiishaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur