aftir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Cad maro ah ama warqad afka lagu tirto.
  2. 1. (f.g) Wax af la' ka dhigid (qalab wax gooya). 2. (f.mg) Qof af u tirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur