xaadiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Wax la qoray, ganka iyo xaadda ka xiirid, ka gurid; tifaftirid; salaaxid.Lamidka: tifaftirid, salaaxidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
tifaftiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg tifaftir². ld tifaftir¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
salaaxidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg salaax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0