aftiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg aftir².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aftirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Cad maro ah ama warqad afka lagu tirto.1. (f.g) Wax af la' ka dhigid (qalab wax gooya). 2. (f.mg) Qof af u tirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0