afxirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Asraar loo akhriyo xoolo lumay si uusan dugaag u cunin. ld aftuur¹.Xoolo lumay quraan u akhrin si aan dugaag u cunin. ld aftuur².