afuufidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg afuuf². ld afuuf¹ (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
afuufQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld afuufid. 2. Soor a. ah: soor aan iidaan lahayn. 3. Xirsi yar oo ummulaha iyo carruurta loo xiro.Neef afka ka soo baxday wax ku sii deyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0