afuuf
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. ld afuufid. 2. Soor a. ah: soor aan iidaan lahayn. 3. Xirsi yar oo ummulaha iyo carruurta loo xiro.
- Neef afka ka soo baxday wax ku sii deyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

