agow

Qaabnax: Erey Dareen | Exclamation

Macnaha:

  1. Hadday u yaraato; xataa. Tus. “Agow ii ahaateenaa!”; “Agow roob di'i lahaayaa.”
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xataa

Qaabnax: Falkaab | Adverb

Macnaha:

  1. 1. Eray lagu isticmaalo kolka wax gaar ah la weyneynayo ama culays gaar ah la saarayo. Tus. “Waa geesi oo xataa libaaxa (ama libaaxa xataa) kama baqo”. 2. Haba yaraatee. Tus. “Bal wax uun i sii, xataa shi-lin”. ld xitaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur