xataa
Qaabnax: Falkaab | Adverb
Macnaha:
- 1. Eray lagu isticmaalo kolka wax gaar ah la weyneynayo ama culays gaar ah la saarayo. Tus. “Waa geesi oo xataa libaaxa (ama libaaxa xataa) kama baqo”. 2. Haba yaraatee. Tus. “Bal wax uun i sii, xataa shi-lin”. ld xitaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

