ajalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ajal². ld ajal¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ajalQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. ld ajalo. Dhammaadka nolosha qof. 2. ld ajalid.Cid dhimashadeeda sabab u noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0