ajal

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld ajalo. Dhammaadka nolosha qof. 2. ld ajalid.
  2. Cid dhimashadeeda sabab u noqosho.

ajalo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Geeri. ld ajal¹ (1).

ajalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ajal². ld ajal¹ (2).