akhas

Qaabnax: Erey Dareen | Exclamation

Macnaha:

  1. Erey la yiraahdo markii la arko ama la maqlo wax xun. ld aqas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aqas

Qaabnax: Erey Dareen | Exclamation

Macnaha:

  1. ld akhas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur