alkaali

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (kiim.) Beys xooggan oo biyaha ku milma. Ereygani wuxuu tilmaamayaa haydarogsaydhada biraha alkali (ururka I) oo keliya, hasayeeshee sida caamka ah waxaa loo isticmaalaa beys kasta oo milma.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur