alwaax

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective

Macnaha:

  1. Qoryo xalleefsan oo si gaar ah loo qoro oo laga sameeyo qalabka guryaha sida, sariiraha, kuraasta, albaabyada, miisaska iwm.