alxanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Macdan si sahlan dabku u dhalaaliyo oo wax lagu kabi karo. 2. ld alxamid.Bir iwm alxan ku kabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
alxamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg alxan². ld alxan¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0