amaa

Qaabnax: Falkaab | Adverb

Macnaha:

  1. ld armaa.

armaa

Qaabnax: Falkaab | Adverb

Macnaha:

  1. Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyo in ay dhacayaan; ma laga yaabaa in, billaa. Tus. “Armuu Cali ii imaan doonaa”. ld amaa.