armaaQaabnax: Falkaab | AdverbMacnaha:Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyo in ay dhacayaan; ma laga yaabaa in, billaa. Tus. “Armuu Cali ii imaan doonaa”. ld amaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
amaaQaabnax: Falkaab | AdverbMacnaha:ld armaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0