amaamud

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Alkun; abuur. 2. A. ah: hanti, aqal iwm oo aan badnayn oo la soo ururiyey. 3. amaamudid.
  2. Hanti, aqal iwm unkiddeeda bilaabid; alkumid; unkid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

alkun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Nin ay gabadh u doonantahay.
  2. Gabadh nin u doonan.
  3. 1. Wax aan horee u jirin abuurid. 2. Ka a.: wax kale ka soo saarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (m.l.u) Miro loogu tala galay in wax lagu beero. 2. ld abuurid.
  2. Dabeecad ama muuqaal loo dhashay; baxaalli. ld abuuris.
  3. 1. Wax aan hore u jirin uumis. 2. Wax beerid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

amaamudid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg amaamud². ld amaamud¹ (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

alkumid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg alkun³.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

unkid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg unug².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur