amakaagidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg amakaag². ld amakaag¹ (2), amankaag¹, amankaagid.
amakaagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Yaab weyn; ashqaraar. 2. amakaagid.Si aad ah u yaabid. ld amankaag².