Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
1. E. ah: xumaan la falay eeddeeda qaadid. 2. ld eedqaadid.
Lamidka: eedqaadid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: eedqaad, eedqaadis
Macnaha:
Xumaan la falay eeddeeda qaadid. ld eedqaad (2), eedqaadis.
Lamidka: eedqaad, eedqaadis
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur