aqool

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Waqtiga hawlmaalmeedka la dhammeeyo ee guryaha loo noqdo. 2. Sida cuntada loo qaybiyo.
  2. 1. (-lo, m.dh) Gooraha wax la cuno middood. 2. ld aqoolid.
  3. 1.(f.g) Dad badan cunto u qaybin. 2.(f.g) Wax dad badan ka dhexeeya maamulid. 3. (f.mg) Iyadoo hawl maalmeed la soo dhammeeyay guri u soo noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aqoolid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aqool³. ld aqool² (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur