aqoolidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg aqool³. ld aqool² (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aqoolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:1. Waqtiga hawlmaalmeedka la dhammeeyo ee guryaha loo noqdo. 2. Sida cuntada loo qaybiyo.1. (-lo, m.dh) Gooraha wax la cuno middood. 2. ld aqoolid.1.(f.g) Dad badan cunto u qaybin. 2.(f.g) Wax dad badan ka dhexeeya maamulid. 3. (f.mg) Iyadoo hawl maalmeed la soo dhammeeyay guri u soo noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0