arar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhulka u dhow ee ku heeran ceel ama degaan. 2. Gogoldhigga loo sameeyo hadal ama qoraal. 3. Daaqidda ay xoolo la waraabshey soo daaqaan inta ayan rakaadan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur