Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg arari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -iday, -isay)
Macnaha:
Xoolo cabbay oo la rabo in la rakaadiyo caws geyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur