arbushQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Xaalad xasillooni la'aaneed ee cidi ku sugantahay; qas; lab; rabsho. 2. ld arbushid.Cid xasillooni la'aan badid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Rabsho iyo xasillooni la'aan. 2. Siil. 3. Gumaar. 4. Meesha ay iska galaan miskaha iyo sabiisha geela.1. Milme iyo hoore isku labid. 2. Wax kala jaad ah isku darid. 3. Rabsho iyo xasillooni la'aan meel ka abuurid. 4. Ka q.: hadal, ciyaar iwm oo cid si wanaagsan ugu socotay ka dhabqin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
labQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Labada jaad ee nafleydu u kala baxdo, midka aan uurka yeelan; labood, rag. 2. Qas.1. Wax isku qasid. 2. Wax jaah-wareerin.Wax adag ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
rabshoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld rabash¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
arbushidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg arbush². ld arbush¹ (2), arbushaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0